الانسان   سورة  : Al-Insaan


سورة Sura   الانسان   Al-Insaan
وَمِنَ اللَّيْلِ فَاسْجُدْ لَهُ وَسَبِّحْهُ لَيْلًا طَوِيلًا (26) إِنَّ هَٰؤُلَاءِ يُحِبُّونَ الْعَاجِلَةَ وَيَذَرُونَ وَرَاءَهُمْ يَوْمًا ثَقِيلًا (27) نَّحْنُ خَلَقْنَاهُمْ وَشَدَدْنَا أَسْرَهُمْ ۖ وَإِذَا شِئْنَا بَدَّلْنَا أَمْثَالَهُمْ تَبْدِيلًا (28) إِنَّ هَٰذِهِ تَذْكِرَةٌ ۖ فَمَن شَاءَ اتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِ سَبِيلًا (29) وَمَا تَشَاءُونَ إِلَّا أَن يَشَاءَ اللَّهُ ۚ إِنَّ اللَّهَ كَانَ عَلِيمًا حَكِيمًا (30) يُدْخِلُ مَن يَشَاءُ فِي رَحْمَتِهِ ۚ وَالظَّالِمِينَ أَعَدَّ لَهُمْ عَذَابًا أَلِيمًا (31)
المرسلات Al-Mursalaat
وَالْمُرْسَلَاتِ عُرْفًا (1) فَالْعَاصِفَاتِ عَصْفًا (2) وَالنَّاشِرَاتِ نَشْرًا (3) فَالْفَارِقَاتِ فَرْقًا (4) فَالْمُلْقِيَاتِ ذِكْرًا (5) عُذْرًا أَوْ نُذْرًا (6) إِنَّمَا تُوعَدُونَ لَوَاقِعٌ (7) فَإِذَا النُّجُومُ طُمِسَتْ (8) وَإِذَا السَّمَاءُ فُرِجَتْ (9) وَإِذَا الْجِبَالُ نُسِفَتْ (10) وَإِذَا الرُّسُلُ أُقِّتَتْ (11) لِأَيِّ يَوْمٍ أُجِّلَتْ (12) لِيَوْمِ الْفَصْلِ (13) وَمَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الْفَصْلِ (14) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (15) أَلَمْ نُهْلِكِ الْأَوَّلِينَ (16) ثُمَّ نُتْبِعُهُمُ الْآخِرِينَ (17) كَذَٰلِكَ نَفْعَلُ بِالْمُجْرِمِينَ (18) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (19)
الصفحة Page 580
(26) Habeenkana Eebe u sujuud, una tasbiixso Habeenkii (u tuko) waqti Dheer.
(27) Kuwaasi waxay Jecelyihiin tan soo Dagdagaysa (Adduunyada) waxay kaga Tagayaan Gadaashoodana Maalin Culus (Qiaamada).
(28) Annagaa Abuurray Dadka, Adkaynayna xubnohooda, Haddaan Doonnana waxaan ku Baddalaynaa kuwa la mid ah.
(29) Suuraddani waa waano, Ee Ruuxii Doona ha ka yeesho Eebe Xaggiisa waddo.
(30) Waxna ma dooni kartaan in Eebe doona mooyee, Eebana waa wax walba oge falsan.
(31) Wuxuu galiyaa naxariistiisa ruuxuu doono, daalimiintana wuxuu u darbay cadaab daran.
المرسلات Al-Mursalaat
(1) Waxaan ku dhaartay Dabaysha wanaaga lala Diro.
(2) iyo Dabaysha sida daran u dhabata.
(3) Iyo Dabaysha roobka kicisa.
(4) Iyo malaa'igta Xaqa iyo Baadilka kala Bixisa.
(5) iyo malaa'igta waxyiga soo Dajisa.
(6) Si Dadka loo waaniyo looguna digo.
(7) Ee waxa dadow Eebe ku Yaboohay wuu dhici.
(8) Markase xiddiguhu Nuurku ka tago.
(9) Oo samadu Dildillaacdo.
(10) Oo Buuraha la Rujiyo.
(11) Oo Rasuulladii la kulmiyo (iyo Dadkoodii).
(12) Maalion wayn oo loo Qabtay Darteed.
(13) In dadka la kala Bixiyo Dartiis.
(14) Maalinta kala Bixinta ma Taqaannaa.
(15) Halaag wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
(16) Miyaannaan Halaagin Ummadihii hore.
(17) Haddana Aannaan Raccinhaynin kuwii Dambe.
(18) Saasaana ku Falaynaa Dambiilayaasha.
(19) Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022