الإنشقاق   سورة  : Al-Inshiqaaq


سورة Sura   الإنشقاق   Al-Inshiqaaq
عَلَى الْأَرَائِكِ يَنظُرُونَ (35) هَلْ ثُوِّبَ الْكُفَّارُ مَا كَانُوا يَفْعَلُونَ (36)
الإنشقاق Al-Inshiqaaq
إِذَا السَّمَاءُ انشَقَّتْ (1) وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ (2) وَإِذَا الْأَرْضُ مُدَّتْ (3) وَأَلْقَتْ مَا فِيهَا وَتَخَلَّتْ (4) وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ (5) يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَىٰ رَبِّكَ كَدْحًا فَمُلَاقِيهِ (6) فَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ بِيَمِينِهِ (7) فَسَوْفَ يُحَاسَبُ حِسَابًا يَسِيرًا (8) وَيَنقَلِبُ إِلَىٰ أَهْلِهِ مَسْرُورًا (9) وَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ وَرَاءَ ظَهْرِهِ (10) فَسَوْفَ يَدْعُو ثُبُورًا (11) وَيَصْلَىٰ سَعِيرًا (12) إِنَّهُ كَانَ فِي أَهْلِهِ مَسْرُورًا (13) إِنَّهُ ظَنَّ أَن لَّن يَحُورَ (14) بَلَىٰ إِنَّ رَبَّهُ كَانَ بِهِ بَصِيرًا (15) فَلَا أُقْسِمُ بِالشَّفَقِ (16) وَاللَّيْلِ وَمَا وَسَقَ (17) وَالْقَمَرِ إِذَا اتَّسَقَ (18) لَتَرْكَبُنَّ طَبَقًا عَن طَبَقٍ (19) فَمَا لَهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ (20) وَإِذَا قُرِئَ عَلَيْهِمُ الْقُرْآنُ لَا يَسْجُدُونَ ۩ (21) بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا يُكَذِّبُونَ (22) وَاللَّهُ أَعْلَمُ بِمَا يُوعُونَ (23) فَبَشِّرْهُم بِعَذَابٍ أَلِيمٍ (24) إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ لَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ (25)
الصفحة Page 589
(35) Sariiro korkood yayna wax daawan.
(36) Miyaan laga abaalmarinnin Gaalada waxay falayeen. (waa laga abaalmariyay).
الإنشقاق Al-Inshiqaaq
(1) Marka Samadu jeexjeexanto (qiyaamada).
(2) Oy Eebe Addeecdo waana xaq addeeciddiisunee.
(3) Marka dhulka la fidiyo (qiyaamada).
(4) Oo uu soo tuuro waxa ku hoos jira, kana madhnaado.
(5) Oos Eeba Addeeco waana xaq adeeciddaasina. (wuxuu la kulmi Ruuxwalba Camalkiisa).
(6) Dadow waxaad u dhibboon ood u camalfali xagga Eebe, waadna la kulmi.
(7) Ruusiise Kitaabkiisa (fiican) Midigta laga siiyo (waa mu'minkee).
(8) Waxaa la xisaabin xisaab fudud.
(9) Wuxuuna ku noqon Ciddiisii (Jannada joogtay) isagoo faraxsan.
(10) Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo gadaashiisa (waa Dadka xune).
(11) Wuxuu u yeedhan Halaag.
(12) Wuxuuna gali Naarta Saciira.
(13) Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kabirsanaa (Adduunkii).
(14) Wuxuuna malaynhayay inuusan Eebe u soo noqonaynin (qiyaame).
(15) Saas ma ahee Eebe waa arkaa.
(16) Waxaan ku dhaartay «buu yidhi Eebe» Midabka Qorrax dhaca.
(17) Iyo Habeenka iyo wuxuu qariyay.
(18) Iyo Dayaxa markuu Nuurku buux Samo.
(19) Ee Dadkow waxaad koraysaan xaalado kala duwan/
(20) Dadka maxaa u sugnaaday oy la rumaynwaayeen (xaqa).
(21) Marka Quraanka lagu akhriyana ayna u sujuudaynin.
(22) Saas ma ahee kuwa Gaaloobay waxay beenin (xaqa).
(23) Eebana waa ogyahay waxay qarsan.
(24) Ugu bishaaree caddibaad daran.
(25) Hase yeeshee kuwa rumeeyay xaqa camalfiicanna falay waxay mudan Ajri aan go'aynin.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022