المعارج   سورة  : Al-Ma'aarij


سورة Sura   المعارج   Al-Ma'aarij
فَلَيْسَ لَهُ الْيَوْمَ هَاهُنَا حَمِيمٌ (35) وَلَا طَعَامٌ إِلَّا مِنْ غِسْلِينٍ (36) لَّا يَأْكُلُهُ إِلَّا الْخَاطِئُونَ (37) فَلَا أُقْسِمُ بِمَا تُبْصِرُونَ (38) وَمَا لَا تُبْصِرُونَ (39) إِنَّهُ لَقَوْلُ رَسُولٍ كَرِيمٍ (40) وَمَا هُوَ بِقَوْلِ شَاعِرٍ ۚ قَلِيلًا مَّا تُؤْمِنُونَ (41) وَلَا بِقَوْلِ كَاهِنٍ ۚ قَلِيلًا مَّا تَذَكَّرُونَ (42) تَنزِيلٌ مِّن رَّبِّ الْعَالَمِينَ (43) وَلَوْ تَقَوَّلَ عَلَيْنَا بَعْضَ الْأَقَاوِيلِ (44) لَأَخَذْنَا مِنْهُ بِالْيَمِينِ (45) ثُمَّ لَقَطَعْنَا مِنْهُ الْوَتِينَ (46) فَمَا مِنكُم مِّنْ أَحَدٍ عَنْهُ حَاجِزِينَ (47) وَإِنَّهُ لَتَذْكِرَةٌ لِّلْمُتَّقِينَ (48) وَإِنَّا لَنَعْلَمُ أَنَّ مِنكُم مُّكَذِّبِينَ (49) وَإِنَّهُ لَحَسْرَةٌ عَلَى الْكَافِرِينَ (50) وَإِنَّهُ لَحَقُّ الْيَقِينِ (51) فَسَبِّحْ بِاسْمِ رَبِّكَ الْعَظِيمِ (52)
المعارج Al-Ma'aarij
سَأَلَ سَائِلٌ بِعَذَابٍ وَاقِعٍ (1) لِّلْكَافِرِينَ لَيْسَ لَهُ دَافِعٌ (2) مِّنَ اللَّهِ ذِي الْمَعَارِجِ (3) تَعْرُجُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ إِلَيْهِ فِي يَوْمٍ كَانَ مِقْدَارُهُ خَمْسِينَ أَلْفَ سَنَةٍ (4) فَاصْبِرْ صَبْرًا جَمِيلًا (5) إِنَّهُمْ يَرَوْنَهُ بَعِيدًا (6) وَنَرَاهُ قَرِيبًا (7) يَوْمَ تَكُونُ السَّمَاءُ كَالْمُهْلِ (8) وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ (9) وَلَا يَسْأَلُ حَمِيمٌ حَمِيمًا (10)
الصفحة Page 568
(35) Maanta (Qiyaamada) kuma leh Saaxiib.
(36) Cuunana kuma leh aan ahayn dhaacaanka «Ehlu Naarka».
(37) Cunnadaasna ma cuno kuwa gafay waxaan ahayn (Gaalada).
(38) Waxaan ku dhaaran waxaad aragtaan (Makhluuqaad ah).
(39) iyo waxaydaan arkayninba.
(40) ee Qur'aanku waa hadalkii Eebe uu u soo dhiibay Rasuul Sharaf leh.
(41) Hadal gabayaana ma aha, wax yar yaadse rumaynaysaan (Xaqa).
(42) Hadal wax sheegana ma aha wax yar yaadse waantoomaysaan.
(43) (Qur'aanku) wuxuu ka soo degay Eebaha Caalamka.
(44) Hadduu nagu been abuurto (Nabi Muxamed).
(45) Waxaanu ku qaban gacan adag.
(46) Waxaannu gooynaynaa Xididka Wadnaha.
(47) Ruux idinka mid ah oo naga eelinnna ma jiro.
(48) Qur'aankuna waa waanada kuwa Eebe ka dhawrsada.
(49) Waxaan ognahay inay idin ka mid yihiin kuwa beenin (Qur'aanka).
(50) Qur'aanku waa qoomamada Gaalada (Maalinta Qiyaame).
(51) Qur'aanka waa run dhab ah.
(52) Ee Nabiyow u tasbiixso Magaca Eebe ee weyn.
المعارج Al-Ma'aarij
(1) Midbaa wuxuu Eebe warsaday in Caddibaad ku dhacda Gaalada (loo soo dedejiyo).
(2) Caddibaadaasna wax Gaalada ka Celin ma jiro.
(3) Waxayna ka imaan Caddibaaddaasu Eebaha sarraynta iyo Sharafta u Saaxiiba.
(4) Ee Malaa'igta kale iyo Jibriilba u koraan Maalin qaddarkeedu dhan yahay Konton Kun oo Sano.
(5) Ee Nabiyow Samir Samir wanaagsan.
(6) Gaaladu waxay Caddibaadda u arkaan inay fogtahay.
(7) Annaguna waxaan u aragnaa inay dhawrdahay.
(8) Caddibaaddaasu waxay dhici Maalinta Cirku noqon bir la dhalaaliyey oo kale.
(9) Buuruhuna ay noqon Suuf la tifay oo kale.
(10) Sokeeyana uusan sokeeye wax warsanaynin.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022