قريش   سورة  : Quraish


سورة Sura   قريش   Quraish
الصفحة Page 602
قريش Quraish
(1) Caadaysigii Qureesheed.
(2) Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
(3) Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
(4) Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.
الماعون Al-Maa'un
(1) Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
(2) Kaas xooga Agoonta (xageeda).
(3) Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.
(4) Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).
(5) Ee haddana halmaansan Salaaddooda.
(6) Dadkana is tusiya.
(7) Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).
الكوثر Al-Kawthar
(1) Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan).
(2) Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac.
(3) Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022