القمر   سورة  : Al-Qamar


سورة Sura   القمر   Al-Qamar
وَأَنَّهُ خَلَقَ الزَّوْجَيْنِ الذَّكَرَ وَالْأُنثَىٰ (45) مِن نُّطْفَةٍ إِذَا تُمْنَىٰ (46) وَأَنَّ عَلَيْهِ النَّشْأَةَ الْأُخْرَىٰ (47) وَأَنَّهُ هُوَ أَغْنَىٰ وَأَقْنَىٰ (48) وَأَنَّهُ هُوَ رَبُّ الشِّعْرَىٰ (49) وَأَنَّهُ أَهْلَكَ عَادًا الْأُولَىٰ (50) وَثَمُودَ فَمَا أَبْقَىٰ (51) وَقَوْمَ نُوحٍ مِّن قَبْلُ ۖ إِنَّهُمْ كَانُوا هُمْ أَظْلَمَ وَأَطْغَىٰ (52) وَالْمُؤْتَفِكَةَ أَهْوَىٰ (53) فَغَشَّاهَا مَا غَشَّىٰ (54) فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكَ تَتَمَارَىٰ (55) هَٰذَا نَذِيرٌ مِّنَ النُّذُرِ الْأُولَىٰ (56) أَزِفَتِ الْآزِفَةُ (57) لَيْسَ لَهَا مِن دُونِ اللَّهِ كَاشِفَةٌ (58) أَفَمِنْ هَٰذَا الْحَدِيثِ تَعْجَبُونَ (59) وَتَضْحَكُونَ وَلَا تَبْكُونَ (60) وَأَنتُمْ سَامِدُونَ (61) فَاسْجُدُوا لِلَّهِ وَاعْبُدُوا ۩ (62)
القمر Al-Qamar
اقْتَرَبَتِ السَّاعَةُ وَانشَقَّ الْقَمَرُ (1) وَإِن يَرَوْا آيَةً يُعْرِضُوا وَيَقُولُوا سِحْرٌ مُّسْتَمِرٌّ (2) وَكَذَّبُوا وَاتَّبَعُوا أَهْوَاءَهُمْ ۚ وَكُلُّ أَمْرٍ مُّسْتَقِرٌّ (3) وَلَقَدْ جَاءَهُم مِّنَ الْأَنبَاءِ مَا فِيهِ مُزْدَجَرٌ (4) حِكْمَةٌ بَالِغَةٌ ۖ فَمَا تُغْنِ النُّذُرُ (5) فَتَوَلَّ عَنْهُمْ ۘ يَوْمَ يَدْعُ الدَّاعِ إِلَىٰ شَيْءٍ نُّكُرٍ (6)
الصفحة Page 528
(45) Isagaana abuuray labada nooc ee ah lab iyo dhaddigba.
(46) Kana ahaysiiyay dhibic soo baxday.
(47) Isagaana ahaysiin soo celinta kale.
(48) Eebe isagaa wax Hodmiya isagaana wax faqiiriya.
(49) Waana Eebaha xiddigga Shicra.
(50) Eebe isagaa halaagay Caadkii hore.
(51) Iyo Thamuudba waxna kama reebin.
(52) (Nabi Nuux) Qoomkiisiina horuu (uhalaagay), waxayna ahaayeen kuwa dulmi badan oo xadgudub badan.
(53) Qoomkii (Nabi Luudhna) wuu riday (Eebe).
(54) Wuxuuna ka daboolay wuxuu ku daboolay (oo caddibaad ah).
(55) Teebaadse nicmooyinka Eebe shakinaysaan (kana doodaysaan) dadow.
(56) Kan (Nabiga iyo Quraankuba) waa dige ka mid ah digayaashii hore.
(57) Wayna dhawaatay Saacaddii Qiyaame.
(58) Wax Eebe ka soo hadhay oo ogna ma jiro (markay dhici).
(59) Ma quraankanaad la yaabantihiin.
(60) Ood qoslaysaan (idinkoo beenin) oydaanna ooyeynin (cabsi darteed).
(61) Idinkoo waliba hilmaansan (islana wayn).
(62) Ee dadow Eebe u sujuuda caabudana.
القمر Al-Qamar
(1) Waxaa dhawaatay Saacaddii (Qiyaame), dayixiina wuu dillaacay.
(2) Hadday Gaaladu arkaan Aayad way ka jeedsadaan waxayna dhahaan waa Sixir daran.
(3) Way beeniyeen (Nabiga iyo xaqa) waxayna raaceen Hawadooda, amar kastana wuxuu leeyahay meel uu ku sugnaado.
(4) Waxaana ugu yimid dhab ahaan warar ku dheehan waano.
(5) Waana Xigmad xeel dheer, maxaysa tari udigidi.
(6) Ee iskaga jeedso (sugna) Maalinta mid dhawaaqaa uu ugu yeedhi wax daran.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022