الزلزلة   سورة  : Az-Zalzala


سورة Sura   الزلزلة   Az-Zalzala
جَزَاؤُهُمْ عِندَ رَبِّهِمْ جَنَّاتُ عَدْنٍ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ خَالِدِينَ فِيهَا أَبَدًا ۖ رَّضِيَ اللَّهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُ ۚ ذَٰلِكَ لِمَنْ خَشِيَ رَبَّهُ (8)
الزلزلة Az-Zalzala
إِذَا زُلْزِلَتِ الْأَرْضُ زِلْزَالَهَا (1) وَأَخْرَجَتِ الْأَرْضُ أَثْقَالَهَا (2) وَقَالَ الْإِنسَانُ مَا لَهَا (3) يَوْمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخْبَارَهَا (4) بِأَنَّ رَبَّكَ أَوْحَىٰ لَهَا (5) يَوْمَئِذٍ يَصْدُرُ النَّاسُ أَشْتَاتًا لِّيُرَوْا أَعْمَالَهُمْ (6) فَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ خَيْرًا يَرَهُ (7) وَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُ (8)
العاديات Al-Aadiyaat
وَالْعَادِيَاتِ ضَبْحًا (1) فَالْمُورِيَاتِ قَدْحًا (2) فَالْمُغِيرَاتِ صُبْحًا (3) فَأَثَرْنَ بِهِ نَقْعًا (4) فَوَسَطْنَ بِهِ جَمْعًا (5) إِنَّ الْإِنسَانَ لِرَبِّهِ لَكَنُودٌ (6) وَإِنَّهُ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ (7) وَإِنَّهُ لِحُبِّ الْخَيْرِ لَشَدِيدٌ (8) ۞ أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِي الْقُبُورِ (9)
الصفحة Page 599
(8) Abaalkooda ay Eebe agtiisa kii leeyihiin waa Jannooyin Nagaadi, dhexdeedana ay dureeri Wabiyaal ay kuna waari dhexdeeda waligood, Eebaa ka raalli noqday iyana way ka raali noqdeen, arrintaasna waxay u sugnaatay Ruusii Eeba ka yaaba.
الزلزلة Az-Zalzala
(1) Marka DHulka la gilgilo.
(2) Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).
(3) Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay.
(4) Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda.
(5) Maxaayeelay Eebaa u waxyooday.
(6) Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda.
(7) Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki.
(8) Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.
العاديات Al-Aadiyaat
(1) Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi.
(2) iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha).
(3) Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii.
(4) Ee Boodhka kiciya.
(5) Cadawgana dhexgala.
(6) Ee Dadku Eebohood waa diideen.
(7) Arrintaasna Dadku wuu ogyahay.
(8) Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay.
(9) Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022