الشعراء   سورة  : Ash-Shu'araa


سورة Sura   الشعراء   Ash-Shu'araa
وَاتَّقُوا الَّذِي خَلَقَكُمْ وَالْجِبِلَّةَ الْأَوَّلِينَ (184) قَالُوا إِنَّمَا أَنتَ مِنَ الْمُسَحَّرِينَ (185) وَمَا أَنتَ إِلَّا بَشَرٌ مِّثْلُنَا وَإِن نَّظُنُّكَ لَمِنَ الْكَاذِبِينَ (186) فَأَسْقِطْ عَلَيْنَا كِسَفًا مِّنَ السَّمَاءِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ (187) قَالَ رَبِّي أَعْلَمُ بِمَا تَعْمَلُونَ (188) فَكَذَّبُوهُ فَأَخَذَهُمْ عَذَابُ يَوْمِ الظُّلَّةِ ۚ إِنَّهُ كَانَ عَذَابَ يَوْمٍ عَظِيمٍ (189) إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةً ۖ وَمَا كَانَ أَكْثَرُهُم مُّؤْمِنِينَ (190) وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ (191) وَإِنَّهُ لَتَنزِيلُ رَبِّ الْعَالَمِينَ (192) نَزَلَ بِهِ الرُّوحُ الْأَمِينُ (193) عَلَىٰ قَلْبِكَ لِتَكُونَ مِنَ الْمُنذِرِينَ (194) بِلِسَانٍ عَرَبِيٍّ مُّبِينٍ (195) وَإِنَّهُ لَفِي زُبُرِ الْأَوَّلِينَ (196) أَوَلَمْ يَكُن لَّهُمْ آيَةً أَن يَعْلَمَهُ عُلَمَاءُ بَنِي إِسْرَائِيلَ (197) وَلَوْ نَزَّلْنَاهُ عَلَىٰ بَعْضِ الْأَعْجَمِينَ (198) فَقَرَأَهُ عَلَيْهِم مَّا كَانُوا بِهِ مُؤْمِنِينَ (199) كَذَٰلِكَ سَلَكْنَاهُ فِي قُلُوبِ الْمُجْرِمِينَ (200) لَا يُؤْمِنُونَ بِهِ حَتَّىٰ يَرَوُا الْعَذَابَ الْأَلِيمَ (201) فَيَأْتِيَهُم بَغْتَةً وَهُمْ لَا يَشْعُرُونَ (202) فَيَقُولُوا هَلْ نَحْنُ مُنظَرُونَ (203) أَفَبِعَذَابِنَا يَسْتَعْجِلُونَ (204) أَفَرَأَيْتَ إِن مَّتَّعْنَاهُمْ سِنِينَ (205) ثُمَّ جَاءَهُم مَّا كَانُوا يُوعَدُونَ (206)
الصفحة Page 375
(184) Kana Dhawrsada Eebaha idin Abuuray iyo Khalqigii Horreeyey.
(185) Waxay Dheheen waxaad uun Tahay kuwa la Sixray.
(186) Mana Tihid waxaan Dad nala mid ah ahayn, waxaana kuu Malaynaynaa kuwa Beenaalayaasha ah.
(187) ee Nagu soo Rid Goosimo Samada ka mid ah haddaad Run sheegi.
(188) Wuxuu Yidhi Eebahay baa og waxaad Falaysaan.
(189) Wayna Beeniyeen waxaana Qabtay Cadaab Maalintii Hadhka, waana Cadaab Maalin Wayn.
(190) Arrintaasna waxaa ku Sugan Calaamad mana aha Badankoodu mid Rumayn.
(191) Eebahaana waa Adkaade Naxariista.
(192) Quraankuna waa soo Dejin Ebaha Caalamka.
(193) Waxaa kula soo degan Ruux Aamin ah (Jibriil).
(194) Qalbigaaga inaad ahaato kuwa ku Diga.
(195) Af Carabi ahoo Cad.
(196) Quraankuna wuxuu ku Sugnaa Kutubtii hore.
(197) Miyeyna Calaamad ugu Fillayn inuu Yaqaanno Culimadii Banii Israa'iil/
(198) Haddan ku soo Dejino Quraankan Cajamiga Qaarkiis.
(199) oo uu ku Akhriyo Korkooda mayna Rumeeyeen.
(200) Saasaan u Galinay Diidada Quluubta Dambiilayaasha.
(201) Mana Rumaynayaan Xaqa Intay ka Arkaan Cadaab Daran.
(202) Oos ugu Yimaaddo Cadaabku Kado Iyagoon Ogayn.
(203) Oy Dhahaan ma nala Sugi.
(204) Ma Cadaabkanagay Dadajisan.
(205) Ka Warraan Haddaan u Raaxayno Sanooyin.
(206) Markaas uu u Yimaaddo wixii loogu Goodinaayey.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022