الرحمن   سورة  : Ar-Rahmaan


سورة Sura   الرحمن   Ar-Rahmaan
وَمَا أَمْرُنَا إِلَّا وَاحِدَةٌ كَلَمْحٍ بِالْبَصَرِ (50) وَلَقَدْ أَهْلَكْنَا أَشْيَاعَكُمْ فَهَلْ مِن مُّدَّكِرٍ (51) وَكُلُّ شَيْءٍ فَعَلُوهُ فِي الزُّبُرِ (52) وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ (53) إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي جَنَّاتٍ وَنَهَرٍ (54) فِي مَقْعَدِ صِدْقٍ عِندَ مَلِيكٍ مُّقْتَدِرٍ (55)
الرحمن Ar-Rahmaan
الرَّحْمَٰنُ (1) عَلَّمَ الْقُرْآنَ (2) خَلَقَ الْإِنسَانَ (3) عَلَّمَهُ الْبَيَانَ (4) الشَّمْسُ وَالْقَمَرُ بِحُسْبَانٍ (5) وَالنَّجْمُ وَالشَّجَرُ يَسْجُدَانِ (6) وَالسَّمَاءَ رَفَعَهَا وَوَضَعَ الْمِيزَانَ (7) أَلَّا تَطْغَوْا فِي الْمِيزَانِ (8) وَأَقِيمُوا الْوَزْنَ بِالْقِسْطِ وَلَا تُخْسِرُوا الْمِيزَانَ (9) وَالْأَرْضَ وَضَعَهَا لِلْأَنَامِ (10) فِيهَا فَاكِهَةٌ وَالنَّخْلُ ذَاتُ الْأَكْمَامِ (11) وَالْحَبُّ ذُو الْعَصْفِ وَالرَّيْحَانُ (12) فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ (13) خَلَقَ الْإِنسَانَ مِن صَلْصَالٍ كَالْفَخَّارِ (14) وَخَلَقَ الْجَانَّ مِن مَّارِجٍ مِّن نَّارٍ (15) فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ (16)
الصفحة Page 531
(50) Amarkannaguna ma aha mid mooyeen sida Ilbidhiqsi.
(51) Dhab ahaan baan u halaagnay kuwa idin la mid ah, ee wax waantoobi ma jiraa.
(52) Wax kastoo dadku falo wuxuu ku suganyahay Kutubta.
(53) Wax kastoo yar ama waynna waa qoranyahay.
(54) Kuwa dhawrsadana waxay gali Jannooyin iyo wabiyaal.
(55) Meel la fadhiisto oo xaq ah oo Eebaha awoodda leh agtiisa ah (yaa u sugnaatay).
الرحمن Ar-Rahmaan
(1) (Eebaha) Raxmaan ah.
(2) Wuxuu baray (Nabiga iyo dadka kalaba) Quraanka.
(3) Dadkana wuu abuuray.
(4) Wuxuuna baray dadka (Hadalka).
(5) Qorraxda iyo dayaxuna waxay ku socdaan xisaab.
(6) Xiddigga iyo Geedkuba way Sujuudaan (Eebe Dartiis).
(7) Samadana Eebaa koryeelay, Garsoorna wuu dajiyay.
(8) Si aydaan uga gudbin Caddaaladda.
(9) Miisaanka ku hagaajiya Caddaalad, hana nuqaamininna.
(10) Dhulkana Eebe wuxuu u dajiyay khalqiga.
(11) Dhexdiisa waxaa ah Faakihad (khudaar) iyo Timir Fiido leh.
(12) Xubuubna (midho) ball leh iyo udgoona wuu abuuray.
(13) Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan (Insi iyo Jinniyow).
(14) Dadka Eebaa ka abuuray dhoobo Jilay oo kale ah.
(15) Jaankana wuxuu ka abuuray ololka Naarta.
(16) Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022