الكافرون   سورة  : Al-Kaafiroon


سورة Sura   الكافرون   Al-Kaafiroon
الصفحة Page 603
الكافرون Al-Kaafiroon
(1) Waxaad dhahdaa, Gaalooy.
(2) Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.
(3) Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
(4) Mana caabudin waxaad caabuddeen,
(5) Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
(6) Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.
النصر An-Nasr
(1) Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka).
(2) Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo.
(3) U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.
المسد Al-Masad
(1) Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna.
(2) Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.
(3) Wuxuuna gali Naar Olal leh.
(4) Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar).
(5) Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022