الانسان   سورة  : Al-Insaan


سورة Sura   الانسان   Al-Insaan
كَلَّا بَلْ تُحِبُّونَ الْعَاجِلَةَ (20) وَتَذَرُونَ الْآخِرَةَ (21) وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ نَّاضِرَةٌ (22) إِلَىٰ رَبِّهَا نَاظِرَةٌ (23) وَوُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ بَاسِرَةٌ (24) تَظُنُّ أَن يُفْعَلَ بِهَا فَاقِرَةٌ (25) كَلَّا إِذَا بَلَغَتِ التَّرَاقِيَ (26) وَقِيلَ مَنْ ۜ رَاقٍ (27) وَظَنَّ أَنَّهُ الْفِرَاقُ (28) وَالْتَفَّتِ السَّاقُ بِالسَّاقِ (29) إِلَىٰ رَبِّكَ يَوْمَئِذٍ الْمَسَاقُ (30) فَلَا صَدَّقَ وَلَا صَلَّىٰ (31) وَلَٰكِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ (32) ثُمَّ ذَهَبَ إِلَىٰ أَهْلِهِ يَتَمَطَّىٰ (33) أَوْلَىٰ لَكَ فَأَوْلَىٰ (34) ثُمَّ أَوْلَىٰ لَكَ فَأَوْلَىٰ (35) أَيَحْسَبُ الْإِنسَانُ أَن يُتْرَكَ سُدًى (36) أَلَمْ يَكُ نُطْفَةً مِّن مَّنِيٍّ يُمْنَىٰ (37) ثُمَّ كَانَ عَلَقَةً فَخَلَقَ فَسَوَّىٰ (38) فَجَعَلَ مِنْهُ الزَّوْجَيْنِ الذَّكَرَ وَالْأُنثَىٰ (39) أَلَيْسَ ذَٰلِكَ بِقَادِرٍ عَلَىٰ أَن يُحْيِيَ الْمَوْتَىٰ (40)
الانسان Al-Insaan
هَلْ أَتَىٰ عَلَى الْإِنسَانِ حِينٌ مِّنَ الدَّهْرِ لَمْ يَكُن شَيْئًا مَّذْكُورًا (1) إِنَّا خَلَقْنَا الْإِنسَانَ مِن نُّطْفَةٍ أَمْشَاجٍ نَّبْتَلِيهِ فَجَعَلْنَاهُ سَمِيعًا بَصِيرًا (2) إِنَّا هَدَيْنَاهُ السَّبِيلَ إِمَّا شَاكِرًا وَإِمَّا كَفُورًا (3) إِنَّا أَعْتَدْنَا لِلْكَافِرِينَ سَلَاسِلَ وَأَغْلَالًا وَسَعِيرًا (4) إِنَّ الْأَبْرَارَ يَشْرَبُونَ مِن كَأْسٍ كَانَ مِزَاجُهَا كَافُورًا (5)
الصفحة Page 578
(20) saas ma aha Ee waxaad Jeceshihiin Dadow tan soo Dagdagaysa (Adduunyada).
(21) Waxaadna ka tagaysaan aakhiro.
(22) Wajiyaal Maalintaas way ifi.
(23) Eebeheedna way Eegi.
(24) Wajiyaalna Maalintaas way kaduudsami.
(25) Waxayna hubtaa in lugu fali Balaayo.
(26) Saas ma aha ee markay naftu gaadho Duunta (Waqtiga Geerida).
(27) Oo la Dhoho uaa ku tufi.
(28) Oo uu Yaqiinsado inuu Dhiman.
(29) Oo labada Dhudhun isku marmaan (sakaraad Dartiis).
(30) Eebahaa Xaggiisaa la aadi.
(31) Mase Rumaynin Gaalku Xaqa mana tukannin.
(32) Laakiin wuu Beeniyay wuuna Jeedsaday.
(33) Wuxuuna aaday Ehelkiisii isagoo kibirsan.
(34) Halaag Buuse Mutaa.
(35) Haddana Halaagbuu Mutaa.
(36) Ma wuxuu u maleeyay Dadku in looga tagi Bilaash (Dan la'aan).
(37) Miyuusan ahayn Dhibic mani ah oo la Dhibciyo.
(38) Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana.
(39) Kana yeelo Labadii Nooc lab iyo Dhaddig.
(40) Eebaha Saas kara miyuusan Awoodin inuu soo Nooleeyo wixii Dhintay.
الانسان Al-Insaan
(1) Dhab ahaan waxaa dadka soo maray waqti wax la sheego uusan ahayn (uusan jirin).
(2) Annagaa ka abuuray dadka dhibic isku Dheehan, Imtixaan Dartiis, waxaana ka yeellay wax maqle wax arka ah.
(3) Annagaa Dadka tusinnay Jidka, waxayna Noqdeen mid Shukriya (mahadiya) iyo mid Gaalnimo Badan.
(4) Annagaa u darabnay Gaalada silsilado iyo katinado iyo naarta Saciira.
(5) kuwa Baarriyiinta ah waxay ka cabbi weel Buuxa oo lagu Dheehay kaafuur.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022