الحديد   سورة  : Al-Hadid


سورة Sura   الحديد   Al-Hadid
إِنَّهُ لَقُرْآنٌ كَرِيمٌ (77) فِي كِتَابٍ مَّكْنُونٍ (78) لَّا يَمَسُّهُ إِلَّا الْمُطَهَّرُونَ (79) تَنزِيلٌ مِّن رَّبِّ الْعَالَمِينَ (80) أَفَبِهَٰذَا الْحَدِيثِ أَنتُم مُّدْهِنُونَ (81) وَتَجْعَلُونَ رِزْقَكُمْ أَنَّكُمْ تُكَذِّبُونَ (82) فَلَوْلَا إِذَا بَلَغَتِ الْحُلْقُومَ (83) وَأَنتُمْ حِينَئِذٍ تَنظُرُونَ (84) وَنَحْنُ أَقْرَبُ إِلَيْهِ مِنكُمْ وَلَٰكِن لَّا تُبْصِرُونَ (85) فَلَوْلَا إِن كُنتُمْ غَيْرَ مَدِينِينَ (86) تَرْجِعُونَهَا إِن كُنتُمْ صَادِقِينَ (87) فَأَمَّا إِن كَانَ مِنَ الْمُقَرَّبِينَ (88) فَرَوْحٌ وَرَيْحَانٌ وَجَنَّتُ نَعِيمٍ (89) وَأَمَّا إِن كَانَ مِنْ أَصْحَابِ الْيَمِينِ (90) فَسَلَامٌ لَّكَ مِنْ أَصْحَابِ الْيَمِينِ (91) وَأَمَّا إِن كَانَ مِنَ الْمُكَذِّبِينَ الضَّالِّينَ (92) فَنُزُلٌ مِّنْ حَمِيمٍ (93) وَتَصْلِيَةُ جَحِيمٍ (94) إِنَّ هَٰذَا لَهُوَ حَقُّ الْيَقِينِ (95) فَسَبِّحْ بِاسْمِ رَبِّكَ الْعَظِيمِ (96)
الحديد Al-Hadid
سَبَّحَ لِلَّهِ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۖ وَهُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ (1) لَهُ مُلْكُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۖ يُحْيِي وَيُمِيتُ ۖ وَهُوَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ (2) هُوَ الْأَوَّلُ وَالْآخِرُ وَالظَّاهِرُ وَالْبَاطِنُ ۖ وَهُوَ بِكُلِّ شَيْءٍ عَلِيمٌ (3)
الصفحة Page 537
(77) Quraanku waa shay sharaf leh.
(78) Wuxuuna ku suganyahay Kitaab la dhawray.
(79) Mana taabto Ruuxan Daahir ahayn.
(80) Waxaana soo dajiyay Eebaha Caalamka.
(81) Ee ma Quraankan yaad beeninaysaan.
(82) Ood ka yeeleysaan (mahaddii) Riqigiinna beenin (Xaqa).
(83) Maxaydaan markay Naftu dhuunta gaadho.
(84) Idinkuna aad fiirinaysaan (Ruuxa dhiman).
(85) Annaguna aan idiinka dhawnahay, Laakiinse aydaan arkaynin.
(86) Haddaad tihiin kuwa aan la soo bixinaynin.
(87) Maad Nafta ku celisaan, haddaad Run sheegaysaan.
(88) Hadduu ka mid yahay (Ruuxa dhiman) kuwa Eebe dhaweeyay.
(89) Wuxuu heli naxariis iyo farax iyoJannada Naciima.
(90) Hadduu yahay kuwa Midigta marina.
(91) Nabadgalyaa u sugnaatay (iyo wanaag).
(92) Hadduu yahay kuwa xaqa beeniyay ee dhumayna.
(93) Wuxuu heli martiqaad iyo kulaylbadan.
(94) Iyo galidda Naarta Jaxiimo.
(95) Waxaad (la soo sheegay) waa run dhab ah.
(96) Ee tasbiixso Magaca Eebaha wayn.
الحديد Al-Hadid
(1) Waxaa Eebe sharrifa (oo wayneeya) waxa ku sugan Samawaadka iyo Dhulka, Eebana waa adkaade falsan.
(2) Waxaa Eebe u sugnaaday xukunka samaawaadka iyo Dhulka, isagaa waxa nooleeya waxna dila, waxwalbana wuu karaa.
(3) Eebe waa kan horreeyay, waana kan dambayn, waana kan muuqda (khalqigiisa) awgiis waana kan (Indhaha) ka qarsoon waxwalbana og.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022