التين   سورة  : At-Tin


سورة Sura   التين   At-Tin
التين At-Tin
بِّسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ وَالتِّينِ وَالزَّيْتُونِ (1) وَطُورِ سِينِينَ (2) وَهَٰذَا الْبَلَدِ الْأَمِينِ (3) لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ (4) ثُمَّ رَدَدْنَاهُ أَسْفَلَ سَافِلِينَ (5) إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ (6) فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِالدِّينِ (7) أَلَيْسَ اللَّهُ بِأَحْكَمِ الْحَاكِمِينَ (8)
العلق Al-Alaq
اقْرَأْ بِاسْمِ رَبِّكَ الَّذِي خَلَقَ (1) خَلَقَ الْإِنسَانَ مِنْ عَلَقٍ (2) اقْرَأْ وَرَبُّكَ الْأَكْرَمُ (3) الَّذِي عَلَّمَ بِالْقَلَمِ (4) عَلَّمَ الْإِنسَانَ مَا لَمْ يَعْلَمْ (5) كَلَّا إِنَّ الْإِنسَانَ لَيَطْغَىٰ (6) أَن رَّآهُ اسْتَغْنَىٰ (7) إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ الرُّجْعَىٰ (8) أَرَأَيْتَ الَّذِي يَنْهَىٰ (9) عَبْدًا إِذَا صَلَّىٰ (10) أَرَأَيْتَ إِن كَانَ عَلَى الْهُدَىٰ (11) أَوْ أَمَرَ بِالتَّقْوَىٰ (12) أَرَأَيْتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ (13) أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ اللَّهَ يَرَىٰ (14) كَلَّا لَئِن لَّمْ يَنتَهِ لَنَسْفَعًا بِالنَّاصِيَةِ (15) نَاصِيَةٍ كَاذِبَةٍ خَاطِئَةٍ (16) فَلْيَدْعُ نَادِيَهُ (17) سَنَدْعُ الزَّبَانِيَةَ (18) كَلَّا لَا تُطِعْهُ وَاسْجُدْ وَاقْتَرِب ۩ (19)
الصفحة Page 597
التين At-Tin
(1) Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka.
(2) Iyo Dhuuri Siina.
(3) Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka).
(4) Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan.
(5) Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis).
(6) Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin.
(7) Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib.
(8) Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan).
العلق Al-Alaq
(1) Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
(2) Dadkana ka abuuray Calaq.
(3) Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe.
(4) Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
(5) Dadkana baray waxayna aqoonin.
(6) Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.
(7) Markuu isku ogaaday Hodontinnimo.
(8) Eebaha xaggiisaase loo noqon.
(9) Ka warrama midka ka reebaya.
(10) Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda.
(11) Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
(12) Ama uu fari Eeba ka yaabid.
(13) Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
(14) Miyuusan ogayn in Eebe arko.
(15) Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda.
(16) Food beenaleey ah ghafna badan.
(17) Ha u yeedho gargaarihiisa.
(18) Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane.
(19) Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022