الرحمن   سورة  : Ar-Rahmaan


سورة Sura   الرحمن   Ar-Rahmaan
فِيهِمَا فَاكِهَةٌ وَنَخْلٌ وَرُمَّانٌ (68) فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ (69) فِيهِنَّ خَيْرَاتٌ حِسَانٌ (70) فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ (71) حُورٌ مَّقْصُورَاتٌ فِي الْخِيَامِ (72) فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ (73) لَمْ يَطْمِثْهُنَّ إِنسٌ قَبْلَهُمْ وَلَا جَانٌّ (74) فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ (75) مُتَّكِئِينَ عَلَىٰ رَفْرَفٍ خُضْرٍ وَعَبْقَرِيٍّ حِسَانٍ (76) فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ (77) تَبَارَكَ اسْمُ رَبِّكَ ذِي الْجَلَالِ وَالْإِكْرَامِ (78)
الواقعة Al-Waaqia
إِذَا وَقَعَتِ الْوَاقِعَةُ (1) لَيْسَ لِوَقْعَتِهَا كَاذِبَةٌ (2) خَافِضَةٌ رَّافِعَةٌ (3) إِذَا رُجَّتِ الْأَرْضُ رَجًّا (4) وَبُسَّتِ الْجِبَالُ بَسًّا (5) فَكَانَتْ هَبَاءً مُّنبَثًّا (6) وَكُنتُمْ أَزْوَاجًا ثَلَاثَةً (7) فَأَصْحَابُ الْمَيْمَنَةِ مَا أَصْحَابُ الْمَيْمَنَةِ (8) وَأَصْحَابُ الْمَشْأَمَةِ مَا أَصْحَابُ الْمَشْأَمَةِ (9) وَالسَّابِقُونَ السَّابِقُونَ (10) أُولَٰئِكَ الْمُقَرَّبُونَ (11) فِي جَنَّاتِ النَّعِيمِ (12) ثُلَّةٌ مِّنَ الْأَوَّلِينَ (13) وَقَلِيلٌ مِّنَ الْآخِرِينَ (14) عَلَىٰ سُرُرٍ مَّوْضُونَةٍ (15) مُّتَّكِئِينَ عَلَيْهَا مُتَقَابِلِينَ (16)
الصفحة Page 534
(68) Dhexdooda waxaa ah Faakihad (khudrad) iyo Timir iyo Rummaan.
(69) Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
(70) Dhexdooda waxaa ah Haween khayr leh oo Quruxsan.
(71) Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
(72) Waa Haween Indhacad oo Gurigooda jooga.
(73) Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
(74) Waa Haween uusan horay u taabanin Insi iyo Jinni midna.
(75) Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
(76) Waxayna ehlu-Jannuhu ku dangiigsan Barkimo cagaaran iyo Gogol Quruxsan,
(77) Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
(78) Waxaa barakadiisu badnaatay Magaca Eebaha wayn ee shrafta leh.
الواقعة Al-Waaqia
(1) Markay Qiyaamadu dhacdo.
(2) Dhiciddaas wax beenin ma jiro (markay arkaan).
(3) Waana (mid) hoos u dhiga kor u dhiga ah.
(4) Marka la gilgilo Dhulka gilgilid.
(5) Buurahana la riqdo.
(6) Oy noqoto boodh Firdhisan.
(7) Ood ahaataan Saddex nooc, (markaasaa dadka la soo bixin).
(8) Kuwa midigta mari (waa Ehlu-Jannehee), ma taqaan kuwa midigta mari.
(9) Iyo kuwa bidixda mari (waa ehluNaarkee) ma taqaan kuwa Bidixda mari.
(10) Iyo kuwii aad u hormaray.
(11) Waa kuwa Eebe dhaweeyay.
(12) Waxayna gali Jannooyin Nicma leh.
(13) Waana Koox ka mid ah kuwii hore.
(14) Iyo wax yar oo ka mid ah kuwii dambeeyay.
(15) Sariiro Dahab laga sameeyay yayna ku sugnaan.
(16) Oy kuna dangiigsan korkeeda iyagoo is qaabili.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022