الأعلى   سورة  : Al-A'laa


سورة Sura   الأعلى   Al-A'laa
الطارق At-Taariq
وَالسَّمَاءِ وَالطَّارِقِ (1) وَمَا أَدْرَاكَ مَا الطَّارِقُ (2) النَّجْمُ الثَّاقِبُ (3) إِن كُلُّ نَفْسٍ لَّمَّا عَلَيْهَا حَافِظٌ (4) فَلْيَنظُرِ الْإِنسَانُ مِمَّ خُلِقَ (5) خُلِقَ مِن مَّاءٍ دَافِقٍ (6) يَخْرُجُ مِن بَيْنِ الصُّلْبِ وَالتَّرَائِبِ (7) إِنَّهُ عَلَىٰ رَجْعِهِ لَقَادِرٌ (8) يَوْمَ تُبْلَى السَّرَائِرُ (9) فَمَا لَهُ مِن قُوَّةٍ وَلَا نَاصِرٍ (10) وَالسَّمَاءِ ذَاتِ الرَّجْعِ (11) وَالْأَرْضِ ذَاتِ الصَّدْعِ (12) إِنَّهُ لَقَوْلٌ فَصْلٌ (13) وَمَا هُوَ بِالْهَزْلِ (14) إِنَّهُمْ يَكِيدُونَ كَيْدًا (15) وَأَكِيدُ كَيْدًا (16) فَمَهِّلِ الْكَافِرِينَ أَمْهِلْهُمْ رُوَيْدًا (17)
الأعلى Al-A'laa
سَبِّحِ اسْمَ رَبِّكَ الْأَعْلَى (1) الَّذِي خَلَقَ فَسَوَّىٰ (2) وَالَّذِي قَدَّرَ فَهَدَىٰ (3) وَالَّذِي أَخْرَجَ الْمَرْعَىٰ (4) فَجَعَلَهُ غُثَاءً أَحْوَىٰ (5) سَنُقْرِئُكَ فَلَا تَنسَىٰ (6) إِلَّا مَا شَاءَ اللَّهُ ۚ إِنَّهُ يَعْلَمُ الْجَهْرَ وَمَا يَخْفَىٰ (7) وَنُيَسِّرُكَ لِلْيُسْرَىٰ (8) فَذَكِّرْ إِن نَّفَعَتِ الذِّكْرَىٰ (9) سَيَذَّكَّرُ مَن يَخْشَىٰ (10) وَيَتَجَنَّبُهَا الْأَشْقَى (11) الَّذِي يَصْلَى النَّارَ الْكُبْرَىٰ (12) ثُمَّ لَا يَمُوتُ فِيهَا وَلَا يَحْيَىٰ (13) قَدْ أَفْلَحَ مَن تَزَكَّىٰ (14) وَذَكَرَ اسْمَ رَبِّهِ فَصَلَّىٰ (15)
الصفحة Page 591
الطارق At-Taariq
(1) Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura.
(2) Ma taqaan Xiddigga guura.
(3) Waa Xiddig ifa.
(4) Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag).
(5) Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray.
(6) Waxaa laga abuuray Biyo booda.
(7) Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood.
(8) Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada).
(9) Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon.
(10) Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna.
(11) Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh.
(12) Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo).
(13) Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta).
(14) Ciyaarra ma aha (ee waa dhab).
(15) Gaaladu waxbay dhakri.
(16) Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin).
(17) Ee u sug Gaalada wax yar.
الأعلى Al-A'laa
(1) Waynee Magaca Eebe ee Sarreeya.
(2) Eebaha abuuray khalqiga ekeeyayna.
(3) Eebaha wax walba qaddaray Jidkana tusiyey.
(4) Eebaha soo bixiya Daaqa.
(5) Kana dhiga markaas ka dib caws ingagagan oo Madow.
(6) Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid.
(7) Wuxuu Eebe doono mooyee, Eebana waa ogyahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba.
(8) Waxaana kuu fududaynhaynaa Waddo fiican.
(9) Ee wax waani (Nabiyow) markay wax tari waanadu.
(10) Waxaa waantoobi Ruuxa Eebe ka yaabee.
(11) Waxaana ka fogaan waanada Ruuxa xune.
(12) Ee ah mid gali Naar wayn.
(13) Oon kuna dhimanayn dhexdeeda kuna noolanayn.
(14) Waxaana liibaanay Ruuxii Daahir noqda.
(15) magaca Eebana Xusa, Salaaddana tukada.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022