المرسلات   سورة  : Al-Mursalaat


سورة Sura   المرسلات   Al-Mursalaat
أَلَمْ نَخْلُقكُّم مِّن مَّاءٍ مَّهِينٍ (20) فَجَعَلْنَاهُ فِي قَرَارٍ مَّكِينٍ (21) إِلَىٰ قَدَرٍ مَّعْلُومٍ (22) فَقَدَرْنَا فَنِعْمَ الْقَادِرُونَ (23) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (24) أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ كِفَاتًا (25) أَحْيَاءً وَأَمْوَاتًا (26) وَجَعَلْنَا فِيهَا رَوَاسِيَ شَامِخَاتٍ وَأَسْقَيْنَاكُم مَّاءً فُرَاتًا (27) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (28) انطَلِقُوا إِلَىٰ مَا كُنتُم بِهِ تُكَذِّبُونَ (29) انطَلِقُوا إِلَىٰ ظِلٍّ ذِي ثَلَاثِ شُعَبٍ (30) لَّا ظَلِيلٍ وَلَا يُغْنِي مِنَ اللَّهَبِ (31) إِنَّهَا تَرْمِي بِشَرَرٍ كَالْقَصْرِ (32) كَأَنَّهُ جِمَالَتٌ صُفْرٌ (33) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (34) هَٰذَا يَوْمُ لَا يَنطِقُونَ (35) وَلَا يُؤْذَنُ لَهُمْ فَيَعْتَذِرُونَ (36) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (37) هَٰذَا يَوْمُ الْفَصْلِ ۖ جَمَعْنَاكُمْ وَالْأَوَّلِينَ (38) فَإِن كَانَ لَكُمْ كَيْدٌ فَكِيدُونِ (39) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (40) إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي ظِلَالٍ وَعُيُونٍ (41) وَفَوَاكِهَ مِمَّا يَشْتَهُونَ (42) كُلُوا وَاشْرَبُوا هَنِيئًا بِمَا كُنتُمْ تَعْمَلُونَ (43) إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجْزِي الْمُحْسِنِينَ (44) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (45) كُلُوا وَتَمَتَّعُوا قَلِيلًا إِنَّكُم مُّجْرِمُونَ (46) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (47) وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ارْكَعُوا لَا يَرْكَعُونَ (48) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ (49) فَبِأَيِّ حَدِيثٍ بَعْدَهُ يُؤْمِنُونَ (50)
الصفحة Page 581
(20) Miyaannaan Idinka Abuurin biyo tabar yar.
(21) Markaasna yeellay meel ilaashan.
(22) Tan iyo Muddo la yaqaanno.
(23) Annagaa wax Qaddarray, wax Qaddarana u Fiican.
(24) Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya.
(25) Miyaanaan ka yeelin Dhulka kafaalaqaade.
(26) Nolol iyo Geeriba.
(27) Waxaana yeellay Dhulka Dhexdiisa buuro sugan oo waawayn, waxaana idinka Waraabinnay biyo macaan.
(28) Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
(29) Aada gaalooy cadaabkii xaggiisa aad Beenin Jirteen.
(30) Aada hoos (Qiiba naarta) oo saddex madax ah.
(31) Oon hoosinayn, ololla (Kulaylna) wax ka tarayn.
(32) Waxayna Naartu tuuri Dhimbilo daran ood Mooddo daar.
(33) Ama aad Mooddo geel madaw ah.
(34) Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
(35) Taasina waa maalin aynan hadlaynin Dadku.
(36) Lamana idmo si Ay u cudurdaartaan.
(37) Halaagna wuxuu u sugnaaday maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
(38) Maalintan waa maalintii kala Bixinta, Waana idin kulminnay idinka iyo kuwii Horreeyayba.
(39) Ee Haddaad wax Dhagrikartaan i Dhagra.
(40) Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
(41) Kuwa Eebe ka Dhawrsada waxay ku sugnaan hoos iyo ilo;
(42) (Waxayna Cuni) khudaartay Doonaan.
(43) Waxaana Lagu dhihi Cuna oo cabba Idinkoo shifaysan Camalkiinnii Dartiis.
(44) Sasaana ku abaalMarinaynaa kuwa wanaagga fala.
(45) Halaagna wuxuu u Sugnaaday kuwa xaqa Beeniya.
(46) (Gaalada waxaa lagu Dhihi) Cuna oo Raaxaysta wax yar, waxaad tihiin Dambiilayaale;
(47) Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
(48) Markii la yidhaahdo Gaalada tukada ma tukadaan.
(49) Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya.
(50) Hadalkeebay Quraanka Dabadiis Rumaynhayaan.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022