البروج   سورة  : Al-Burooj


سورة Sura   البروج   Al-Burooj
البروج Al-Burooj
وَالسَّمَاءِ ذَاتِ الْبُرُوجِ (1) وَالْيَوْمِ الْمَوْعُودِ (2) وَشَاهِدٍ وَمَشْهُودٍ (3) قُتِلَ أَصْحَابُ الْأُخْدُودِ (4) النَّارِ ذَاتِ الْوَقُودِ (5) إِذْ هُمْ عَلَيْهَا قُعُودٌ (6) وَهُمْ عَلَىٰ مَا يَفْعَلُونَ بِالْمُؤْمِنِينَ شُهُودٌ (7) وَمَا نَقَمُوا مِنْهُمْ إِلَّا أَن يُؤْمِنُوا بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ (8) الَّذِي لَهُ مُلْكُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ وَاللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ شَهِيدٌ (9) إِنَّ الَّذِينَ فَتَنُوا الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ لَمْ يَتُوبُوا فَلَهُمْ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَلَهُمْ عَذَابُ الْحَرِيقِ (10) إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ لَهُمْ جَنَّاتٌ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ ۚ ذَٰلِكَ الْفَوْزُ الْكَبِيرُ (11) إِنَّ بَطْشَ رَبِّكَ لَشَدِيدٌ (12) إِنَّهُ هُوَ يُبْدِئُ وَيُعِيدُ (13) وَهُوَ الْغَفُورُ الْوَدُودُ (14) ذُو الْعَرْشِ الْمَجِيدُ (15) فَعَّالٌ لِّمَا يُرِيدُ (16) هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْجُنُودِ (17) فِرْعَوْنَ وَثَمُودَ (18) بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي تَكْذِيبٍ (19) وَاللَّهُ مِن وَرَائِهِم مُّحِيطٌ (20) بَلْ هُوَ قُرْآنٌ مَّجِيدٌ (21) فِي لَوْحٍ مَّحْفُوظٍ (22)
الصفحة Page 590
البروج Al-Burooj
(1) Eebe wuxuu ku dhaartay Samada Xiddigaha leh (iyo Jidadkooda).
(2) Iyo Maalinta laysu yaboohay (qiyaamada).
(3) Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas.
(4) Ee Lacnadi ha ku dhacdo kuwii Godka lahaa (Mu'miniinta lagu cadibo).
(5) Ee ahaa Naar olal (iyo shidaal) leh.
(6) Gaaladiina ay korfadiyeen Godka.
(7) iyagoo daawan waxa lagu fali Mu'miniinta «oo Jirrabaad ah».
(8) Waxay ku neceen Dadkaasna ma jiro oon ahayn inay rumeeyeen Eebaha adkaada ee la mahadiyo.
(9) Ee leh Samada iyo Dhulka xukunkooda, Eebana wax walba wuu u jeedaa.
(10) Kuwa Mu'miniinta Rag iyo Haweenba jirraba haddana aan tawbadkeenin waxay mudan Caddibaadda Jahannamo iyo caddibaad gubi.
(11) Kuwa xaqa rumeeyey Camalfiicana falay waxay mudan Jannooyin ay dureeri dhexdeeda Wabiyaal, taasina waa liibaan wayn.
(12) Qabashada Eebana (Ciqaabtiisu) way darantahay.
(13) Eebe isagaa khalqiga ahaysiiyay soona celin.
(14) Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca).
(15) Carshiga sharafta lahna isagaa iska leh.
(16) Wuuna falaa wuxuu doono.
(17) Ma ku soo gaadhay warkii Junuuddii (Gaaladii).
(18) Fircoon iyo Thamuud.
(19) Hase yeeshee kuwii Gaaloobay waxay ku suganyihiin beenin (xaqa).
(20) Eebana waa koobay (kamana baxsadaan).
(21) Waase Quraan sharaf leh.
(22) Oo ku Qoran Ioox la dhawray (looxulmaxfuudka).
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022