النبإ   سورة  : An-Naba


سورة Sura   النبإ   An-Naba
النبإ An-Naba
عَمَّ يَتَسَاءَلُونَ (1) عَنِ النَّبَإِ الْعَظِيمِ (2) الَّذِي هُمْ فِيهِ مُخْتَلِفُونَ (3) كَلَّا سَيَعْلَمُونَ (4) ثُمَّ كَلَّا سَيَعْلَمُونَ (5) أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ مِهَادًا (6) وَالْجِبَالَ أَوْتَادًا (7) وَخَلَقْنَاكُمْ أَزْوَاجًا (8) وَجَعَلْنَا نَوْمَكُمْ سُبَاتًا (9) وَجَعَلْنَا اللَّيْلَ لِبَاسًا (10) وَجَعَلْنَا النَّهَارَ مَعَاشًا (11) وَبَنَيْنَا فَوْقَكُمْ سَبْعًا شِدَادًا (12) وَجَعَلْنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا (13) وَأَنزَلْنَا مِنَ الْمُعْصِرَاتِ مَاءً ثَجَّاجًا (14) لِّنُخْرِجَ بِهِ حَبًّا وَنَبَاتًا (15) وَجَنَّاتٍ أَلْفَافًا (16) إِنَّ يَوْمَ الْفَصْلِ كَانَ مِيقَاتًا (17) يَوْمَ يُنفَخُ فِي الصُّورِ فَتَأْتُونَ أَفْوَاجًا (18) وَفُتِحَتِ السَّمَاءُ فَكَانَتْ أَبْوَابًا (19) وَسُيِّرَتِ الْجِبَالُ فَكَانَتْ سَرَابًا (20) إِنَّ جَهَنَّمَ كَانَتْ مِرْصَادًا (21) لِّلطَّاغِينَ مَآبًا (22) لَّابِثِينَ فِيهَا أَحْقَابًا (23) لَّا يَذُوقُونَ فِيهَا بَرْدًا وَلَا شَرَابًا (24) إِلَّا حَمِيمًا وَغَسَّاقًا (25) جَزَاءً وِفَاقًا (26) إِنَّهُمْ كَانُوا لَا يَرْجُونَ حِسَابًا (27) وَكَذَّبُوا بِآيَاتِنَا كِذَّابًا (28) وَكُلَّ شَيْءٍ أَحْصَيْنَاهُ كِتَابًا (29) فَذُوقُوا فَلَن نَّزِيدَكُمْ إِلَّا عَذَابًا (30)
الصفحة Page 582
النبإ An-Naba
(1) Maxay iska waydiinayaan (Gaaladu).
(2) Warkii waynaa xaggiisa (Qiyayaamada ama Quraanka).
(3) Ay isku diiddanaayeen.
(4) Saas ma aha ee way ogaan donaan.
(5) Haddana way ogaandoonaan (wa xa ka dhaca).
(6) Miyaannaan Dhulka gogol ka yeelin.
(7) Buurahana Rukummo (ka yeelin).
(8) Miyannaan idinka Abuurina Noocyo.
(9) Miyannaan Hurdada Raaxo idiinka dhigin.
(10) Miyaannaan Habeenka asturaal idiinka dhigin.
(11) Miyaannaan Maalinta waqti shaqo idiinka dhigin.
(12) Korkiinna miyaannaan ka dhisin Tooddoba xoog leh.
(13) Miyaannaan dhexdeeda yeelin Sirraad aad u ifi (Qorraxda).
(14) Waxaan idiinka soodajinnay daruuraha biyo badan.
(15) Si aan ugu soo bixinno Midho iyo Daaq.
(16) Iyo Beero kulansan (badan).
(17) Maalinta kalabuxu waxay leedahay waqtu go'an.
(18) Waana Maalinta Suurka la afuufi ood u imanaysaan Kooxo.
(19) Samadana waa la furi waxayna yeelan Albaabo.
(20) Buurahana waa la kaxayn waxayna noqon Dhalanteed.
(21) Naarta Jahannamana waxay u darbantahay.
(22) (Gaalada) Xadgudbay meelay u noqdaan.
(23) Waxayna ku nagaan Dhexdeeda Sanooyin.
(24) Mana ku dhadhamiyaan dhexdeeda qabaw (ama Hurdo) ama Cabbid midna.
(25) Waxaan ahayn biyo kulul iyo Dhacaanka (ehlu Naarka).
(26) Waxaana lagu abaalmariyay si waafaqsan Camalkoodii.
(27) Waxayna ahaayeen kuwa aan ka yaabaynin xisaab.
(28) Waxayna beeniyeen Aayaadkannaga.
(29) Wax walbana waxaan ku koobnay Kitaab.
(30) Ee dhadhamiya Caddibaad Gaalooy waxaan caddibaad ahayn idiin kordhinmaynee.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022