التكوير   سورة  : At-Takwir


سورة Sura   التكوير   At-Takwir
التكوير At-Takwir
إِذَا الشَّمْسُ كُوِّرَتْ (1) وَإِذَا النُّجُومُ انكَدَرَتْ (2) وَإِذَا الْجِبَالُ سُيِّرَتْ (3) وَإِذَا الْعِشَارُ عُطِّلَتْ (4) وَإِذَا الْوُحُوشُ حُشِرَتْ (5) وَإِذَا الْبِحَارُ سُجِّرَتْ (6) وَإِذَا النُّفُوسُ زُوِّجَتْ (7) وَإِذَا الْمَوْءُودَةُ سُئِلَتْ (8) بِأَيِّ ذَنبٍ قُتِلَتْ (9) وَإِذَا الصُّحُفُ نُشِرَتْ (10) وَإِذَا السَّمَاءُ كُشِطَتْ (11) وَإِذَا الْجَحِيمُ سُعِّرَتْ (12) وَإِذَا الْجَنَّةُ أُزْلِفَتْ (13) عَلِمَتْ نَفْسٌ مَّا أَحْضَرَتْ (14) فَلَا أُقْسِمُ بِالْخُنَّسِ (15) الْجَوَارِ الْكُنَّسِ (16) وَاللَّيْلِ إِذَا عَسْعَسَ (17) وَالصُّبْحِ إِذَا تَنَفَّسَ (18) إِنَّهُ لَقَوْلُ رَسُولٍ كَرِيمٍ (19) ذِي قُوَّةٍ عِندَ ذِي الْعَرْشِ مَكِينٍ (20) مُّطَاعٍ ثَمَّ أَمِينٍ (21) وَمَا صَاحِبُكُم بِمَجْنُونٍ (22) وَلَقَدْ رَآهُ بِالْأُفُقِ الْمُبِينِ (23) وَمَا هُوَ عَلَى الْغَيْبِ بِضَنِينٍ (24) وَمَا هُوَ بِقَوْلِ شَيْطَانٍ رَّجِيمٍ (25) فَأَيْنَ تَذْهَبُونَ (26) إِنْ هُوَ إِلَّا ذِكْرٌ لِّلْعَالَمِينَ (27) لِمَن شَاءَ مِنكُمْ أَن يَسْتَقِيمَ (28) وَمَا تَشَاءُونَ إِلَّا أَن يَشَاءَ اللَّهُ رَبُّ الْعَالَمِينَ (29)
الصفحة Page 586
التكوير At-Takwir
(1) Marka qorraxda la duubo (Qiyaamada).
(2) Xiddiguhuna daataan (iyagoo Madow).
(3) Buurahana la kexeeyo (La rujiyo).
(4) Geelii rimmanaana la halleeyo.
(5) Dugaaggana la kulmiyo (Qisaas darteed).
(6) Badahana la kululeeyo.
(7) Naf walbana Jidhkeedii lammaaneeyo.
(8) Gabdhihii la xabaalnololiyayna la warsado.
(9) Maxaa dambi ah oo loo dilay.
(10) Kutubta (camalkana) la fidiyo.
(11) Samadana la rujiyo.
(12) Naarta Jaxiimana la huriyo.
(13) Jannadana la dhaweeyo.
(14) Waxay ogaan nafu waxay camal fashay.
(15) Waxaan ku dhaartay «huu Eebe yidhi» Xiddigaha Qarsooma (Maalintii).
(16) Ee socda iftiinka Qorraxdana ku qarsooma.
(17) Iyo Habecnku markuu jeedsado.
(18) Iyo subaxu markuu soo qaabilo.
(19) Ee Quraanku waa hadalka Eebe, Soona raray Malag sharaf lah.
(20) Xoogna leh Eeba agtiisana Daraja ku leh.
(21) Laguna addeeco halkaas aaminna ah.
(22) Saaxiibkiinna (Nabiguna) ma aha ku waalan.
(23) Horaybuuna ugn arkay Jibriil Jahadii Caddayd (Bariga Maka).
(24) Nabiguna ma aha Ruux lugu shakiyo waxa Maqan.
(25) Qaraankuna ma aha hadal shaydaan la fogeeyay.
(26) Ee xaggeed Gaalooy aadaysaan.
(27) Quraankuna waxaan waanada caalamka ahayn ina aha (waa waano).
(28) Ruuxii doona inuu toosnaado (yuuna u yahay).
(29) Waxna ma dooni kartaan in Eebaha Caalamku doona mooyec.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022