الفيل   سورة  : Al-Fil


سورة Sura   الفيل   Al-Fil
الصفحة Page 601
العصر Al-Asr
(1) Eebe wuxuu ku dhartay Waqtiga Casarka ah.
(2) In Dadku khasaaro ku sugunyahay.
(3) Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka.
الهمزة Al-Humaza
(1) Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,
(2) Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).
(3) Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.
(4) Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama.
(5) Ma taqaannaa Xudhama.
(6) Waa Naarta Eebe ee la huriyay.
(7) Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis).
(8) Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada.
(9) Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.
الفيل Al-Fil
(1) Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».
(2) Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.
(3) Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.
(4) Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.
(5) Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022