الشعراء   سورة  : Ash-Shu'araa


سورة Sura   الشعراء   Ash-Shu'araa
قَالَ وَمَا عِلْمِي بِمَا كَانُوا يَعْمَلُونَ (112) إِنْ حِسَابُهُمْ إِلَّا عَلَىٰ رَبِّي ۖ لَوْ تَشْعُرُونَ (113) وَمَا أَنَا بِطَارِدِ الْمُؤْمِنِينَ (114) إِنْ أَنَا إِلَّا نَذِيرٌ مُّبِينٌ (115) قَالُوا لَئِن لَّمْ تَنتَهِ يَا نُوحُ لَتَكُونَنَّ مِنَ الْمَرْجُومِينَ (116) قَالَ رَبِّ إِنَّ قَوْمِي كَذَّبُونِ (117) فَافْتَحْ بَيْنِي وَبَيْنَهُمْ فَتْحًا وَنَجِّنِي وَمَن مَّعِيَ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ (118) فَأَنجَيْنَاهُ وَمَن مَّعَهُ فِي الْفُلْكِ الْمَشْحُونِ (119) ثُمَّ أَغْرَقْنَا بَعْدُ الْبَاقِينَ (120) إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةً ۖ وَمَا كَانَ أَكْثَرُهُم مُّؤْمِنِينَ (121) وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ (122) كَذَّبَتْ عَادٌ الْمُرْسَلِينَ (123) إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ هُودٌ أَلَا تَتَّقُونَ (124) إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ (125) فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَطِيعُونِ (126) وَمَا أَسْأَلُكُمْ عَلَيْهِ مِنْ أَجْرٍ ۖ إِنْ أَجْرِيَ إِلَّا عَلَىٰ رَبِّ الْعَالَمِينَ (127) أَتَبْنُونَ بِكُلِّ رِيعٍ آيَةً تَعْبَثُونَ (128) وَتَتَّخِذُونَ مَصَانِعَ لَعَلَّكُمْ تَخْلُدُونَ (129) وَإِذَا بَطَشْتُم بَطَشْتُمْ جَبَّارِينَ (130) فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَطِيعُونِ (131) وَاتَّقُوا الَّذِي أَمَدَّكُم بِمَا تَعْلَمُونَ (132) أَمَدَّكُم بِأَنْعَامٍ وَبَنِينَ (133) وَجَنَّاتٍ وَعُيُونٍ (134) إِنِّي أَخَافُ عَلَيْكُمْ عَذَابَ يَوْمٍ عَظِيمٍ (135) قَالُوا سَوَاءٌ عَلَيْنَا أَوَعَظْتَ أَمْ لَمْ تَكُن مِّنَ الْوَاعِظِينَ (136)
الصفحة Page 372
(112) Wuxuu Yidhi Maxaan ka Ogahay Waxay Fali.
(113) Xisaabtooda Eebe unbaa leh haddaad wax Garanaysaan.
(114) Anuguna ma Eryayo Mu'miniinta.
(115) Waxaan u Dige Cad ahayna ma ihi.
(116) Waxay Dheheen Haddaadan Joogin Nuuxow Waxaad Noqon kuwa la Dhagaxyeeyo.
(117) Wuxuuna yidhi Eebow Qoomkaygii waa I beeniyeen.
(118) Ee Nakala Xukun Dhexdanada, ina kori Ani iyo Inta ila jirta ee Mu'miniinta ah.
(119) Waxaannu ku Korinay Isaga iyo intii la Jirtay Doontii Buuxday.
(120) Ka Dibna waxaan Maanshaynay kuwii Hadhay (Gaaladii).
(121) Taasna waxaa ku Sugan Calaamad mana aha Badankoodu kuwo Rumayn.
(122) Eebahaana waa Adkaade Naxariista.
(123) Waxay Beeniyeen Caad Rasuulladii.
(124) Markuu ku Yidhi Walaalkood Huud Miyeydaan Dhawrsanayn.
(125) Anigu waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah.
(126) Ee ka Dhawrsada Eebe Ina Adeeca.
(127) Idinkamana Warsanaayo Xaqa ujuuro, Ajrigaygana Eebaha Caalamkaan ka Sugi.
(128) Miyaad ka Dhisaysaan Meel Sare oo Dhan Calaamad (Daar) Idinkoo Ciyaari.
(129) Ood Yeelanaysaan Masaanic (Dhismo) inaad Waartaan Darteed.
(130) Haddaad wax Qabataan Ciqaabtaan una Ciqaabaysaan si Daran.
(131) ee Eebe ka Dhawrsada Ina Adeeca.
(132) Kana Dhawrsada Eebaha idin Siiyey waxaad Ogtihiin.
(133) Wuxuu idin Siiyey Xoolo iyo Caruur.
(134) Iyo Beero iyo Ilo.
(135) Waxaana Idiinka Digi Cadab Maalin Wayn.
(136) Waxay Dheheen waxaa Isu kaanna Mid ah Waanisayaa ama Maadan Waanininaa.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022