الغاشية   سورة  : Al-Ghaashiya


سورة Sura   الغاشية   Al-Ghaashiya
بَلْ تُؤْثِرُونَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا (16) وَالْآخِرَةُ خَيْرٌ وَأَبْقَىٰ (17) إِنَّ هَٰذَا لَفِي الصُّحُفِ الْأُولَىٰ (18) صُحُفِ إِبْرَاهِيمَ وَمُوسَىٰ (19)
الغاشية Al-Ghaashiya
هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْغَاشِيَةِ (1) وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ خَاشِعَةٌ (2) عَامِلَةٌ نَّاصِبَةٌ (3) تَصْلَىٰ نَارًا حَامِيَةً (4) تُسْقَىٰ مِنْ عَيْنٍ آنِيَةٍ (5) لَّيْسَ لَهُمْ طَعَامٌ إِلَّا مِن ضَرِيعٍ (6) لَّا يُسْمِنُ وَلَا يُغْنِي مِن جُوعٍ (7) وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ نَّاعِمَةٌ (8) لِّسَعْيِهَا رَاضِيَةٌ (9) فِي جَنَّةٍ عَالِيَةٍ (10) لَّا تَسْمَعُ فِيهَا لَاغِيَةً (11) فِيهَا عَيْنٌ جَارِيَةٌ (12) فِيهَا سُرُرٌ مَّرْفُوعَةٌ (13) وَأَكْوَابٌ مَّوْضُوعَةٌ (14) وَنَمَارِقُ مَصْفُوفَةٌ (15) وَزَرَابِيُّ مَبْثُوثَةٌ (16) أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ (17) وَإِلَى السَّمَاءِ كَيْفَ رُفِعَتْ (18) وَإِلَى الْجِبَالِ كَيْفَ نُصِبَتْ (19) وَإِلَى الْأَرْضِ كَيْفَ سُطِحَتْ (20) فَذَكِّرْ إِنَّمَا أَنتَ مُذَكِّرٌ (21) لَّسْتَ عَلَيْهِم بِمُصَيْطِرٍ (22) إِلَّا مَن تَوَلَّىٰ وَكَفَرَ (23) فَيُعَذِّبُهُ اللَّهُ الْعَذَابَ الْأَكْبَرَ (24) إِنَّ إِلَيْنَا إِيَابَهُمْ (25) ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا حِسَابَهُم (26)
الصفحة Page 592
(16) Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw.
(17) Aakhiraase khayr badan baaqina ah (hadhi).
(18) Arrintaasuna waxay ku sugantahay Kutubtii hore.
(19) Kutubtii (Nabi) Ibraahim iyo (Nabi) Muuse.
الغاشية Al-Ghaashiya
(1) Ma ku soo gadhay Qiyaamada warkeedii.
(2) Wajiyaal Maalintaas way dullaysnaan.
(3) Waxayna qaban Shaqo dhib ah.
(4) Waxayna gali Naar kulul.
(5) Waxaana laga waraabin il kulayl daran.
(6) Wax cunto ahna kama helaan oon ahayn cunno xun (oo wax dhibta).
(7) Taasoon waxna cayilinhaynin Gaajana wax ka taraynin.
(8) Wajiyaalna maalintaas way Nicmaysnaan (Waa mu'miniinta).
(9) Waxayna ka raalli noqotay camalkeedii.
(10) Janno sarana way gali.
(11) Kumana maqasho Jannada hadal macna darro.
(12) Waxaana ah dhexdeed il socota.
(13) iyo Sariiro la koryeelay.
(14) Iyo koobab la hor dhigay (ehlu Jannaha).
(15) Iyo Barkimooyin la safay.
(16) Iyo gogol la fidiyay.
(17) Miyayna fiirinaynin sida Deela loo abuuray.
(18) Iyo sida Samada loo koryeelay.
(19) Iyo sida Ruuraha loo taagay,
(20) Iyo sida dhulka loo fidiyay.
(21) Ee Waani dadka waxaad tahay waaniyee (Nabiyow).
(22) Mana tihid mid xoog ku leh (qasab).
(23) Hase yeeshee Ruuxii xaqa ka jeedsada oo Gaalooba (ku soo celi xaqa).
(24) Eebana wuu caddibi Caddibaadda u wayn.
(25) Xagganagayna u soo noqon (khalqigu).
(26) Annagaana xisaabin.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022