الشمس   سورة  : Ash-Shams


سورة Sura   الشمس   Ash-Shams
الشمس Ash-Shams
وَالشَّمْسِ وَضُحَاهَا (1) وَالْقَمَرِ إِذَا تَلَاهَا (2) وَالنَّهَارِ إِذَا جَلَّاهَا (3) وَاللَّيْلِ إِذَا يَغْشَاهَا (4) وَالسَّمَاءِ وَمَا بَنَاهَا (5) وَالْأَرْضِ وَمَا طَحَاهَا (6) وَنَفْسٍ وَمَا سَوَّاهَا (7) فَأَلْهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقْوَاهَا (8) قَدْ أَفْلَحَ مَن زَكَّاهَا (9) وَقَدْ خَابَ مَن دَسَّاهَا (10) كَذَّبَتْ ثَمُودُ بِطَغْوَاهَا (11) إِذِ انبَعَثَ أَشْقَاهَا (12) فَقَالَ لَهُمْ رَسُولُ اللَّهِ نَاقَةَ اللَّهِ وَسُقْيَاهَا (13) فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمْدَمَ عَلَيْهِمْ رَبُّهُم بِذَنبِهِمْ فَسَوَّاهَا (14) وَلَا يَخَافُ عُقْبَاهَا (15)
الليل Al-Lail
وَاللَّيْلِ إِذَا يَغْشَىٰ (1) وَالنَّهَارِ إِذَا تَجَلَّىٰ (2) وَمَا خَلَقَ الذَّكَرَ وَالْأُنثَىٰ (3) إِنَّ سَعْيَكُمْ لَشَتَّىٰ (4) فَأَمَّا مَنْ أَعْطَىٰ وَاتَّقَىٰ (5) وَصَدَّقَ بِالْحُسْنَىٰ (6) فَسَنُيَسِّرُهُ لِلْيُسْرَىٰ (7) وَأَمَّا مَن بَخِلَ وَاسْتَغْنَىٰ (8) وَكَذَّبَ بِالْحُسْنَىٰ (9) فَسَنُيَسِّرُهُ لِلْعُسْرَىٰ (10) وَمَا يُغْنِي عَنْهُ مَالُهُ إِذَا تَرَدَّىٰ (11) إِنَّ عَلَيْنَا لَلْهُدَىٰ (12) وَإِنَّ لَنَا لَلْآخِرَةَ وَالْأُولَىٰ (13) فَأَنذَرْتُكُمْ نَارًا تَلَظَّىٰ (14)
الصفحة Page 595
الشمس Ash-Shams
(1) Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda.
(2) Iyo Dayuxu markuu Qorraxda raaco.
(3) Iyo Maalintu markay ifiso.
(4) Iyo Habeenku markuu daboolo (madoobaado).
(5) Iyo Samada iyo say u dhisantahay.
(6) Iyo Dhulka iyo suu u fidsanyahay.
(7) Iyo Nafta iyo sida Eebe u ekeeyay.
(8) Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba.
(9) Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya.
(10) Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya.
(11) Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis.
(12) Marku tagay koodi xumaa (si uu hasha u dilo).
(13) Oo Rasuulkii Eebana ku yidhi, iska daaya Hasha Eebe iyo Cabbideeda.
(14) Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis.
(15) Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello)
الليل Al-Lail
(1) Eebe wuxuu ku dhaartay Habeenku markuu wax qariyo.
(2) Iyo markay Maalintu Muuqato (ifto).
(3) Iyo Abuuridda Dadka Lab iyo dhaddigba.
(4) In Camalkiinnu (dadow) kala duwanyahay.
(5) Ruuxiise bixiya (xuquuqda) Eebana ka dhawrsada.
(6) Rumeeyana tii wanaaga badnayd (ciwal).
(7) Waxaanni u fududaynaa wanaagga (iyo Jidka fiican).
(8) Ruuxiise ku bakhayla Xoolaha isna deeqtoonaysiiya «iskibriya».
(9) Reeniyana Tii wanaaga badnayd (ciwal).
(10) Waxaan u fududaynaa Jidka xun.
(11) Xoolihiisuna wax uma taraan markuu halaagsamo.
(12) Annagaa wax hanuuninna.
(13) Aakhariyo Addunbana Annagaa iska leh.
(14) Waxana idiinka digaynaa Naar kulayl daran.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022