الدخان   سورة  : Ad-Dukhaan


سورة Sura   الدخان   Ad-Dukhaan
وَأَن لَّا تَعْلُوا عَلَى اللَّهِ ۖ إِنِّي آتِيكُم بِسُلْطَانٍ مُّبِينٍ (19) وَإِنِّي عُذْتُ بِرَبِّي وَرَبِّكُمْ أَن تَرْجُمُونِ (20) وَإِن لَّمْ تُؤْمِنُوا لِي فَاعْتَزِلُونِ (21) فَدَعَا رَبَّهُ أَنَّ هَٰؤُلَاءِ قَوْمٌ مُّجْرِمُونَ (22) فَأَسْرِ بِعِبَادِي لَيْلًا إِنَّكُم مُّتَّبَعُونَ (23) وَاتْرُكِ الْبَحْرَ رَهْوًا ۖ إِنَّهُمْ جُندٌ مُّغْرَقُونَ (24) كَمْ تَرَكُوا مِن جَنَّاتٍ وَعُيُونٍ (25) وَزُرُوعٍ وَمَقَامٍ كَرِيمٍ (26) وَنَعْمَةٍ كَانُوا فِيهَا فَاكِهِينَ (27) كَذَٰلِكَ ۖ وَأَوْرَثْنَاهَا قَوْمًا آخَرِينَ (28) فَمَا بَكَتْ عَلَيْهِمُ السَّمَاءُ وَالْأَرْضُ وَمَا كَانُوا مُنظَرِينَ (29) وَلَقَدْ نَجَّيْنَا بَنِي إِسْرَائِيلَ مِنَ الْعَذَابِ الْمُهِينِ (30) مِن فِرْعَوْنَ ۚ إِنَّهُ كَانَ عَالِيًا مِّنَ الْمُسْرِفِينَ (31) وَلَقَدِ اخْتَرْنَاهُمْ عَلَىٰ عِلْمٍ عَلَى الْعَالَمِينَ (32) وَآتَيْنَاهُم مِّنَ الْآيَاتِ مَا فِيهِ بَلَاءٌ مُّبِينٌ (33) إِنَّ هَٰؤُلَاءِ لَيَقُولُونَ (34) إِنْ هِيَ إِلَّا مَوْتَتُنَا الْأُولَىٰ وَمَا نَحْنُ بِمُنشَرِينَ (35) فَأْتُوا بِآبَائِنَا إِن كُنتُمْ صَادِقِينَ (36) أَهُمْ خَيْرٌ أَمْ قَوْمُ تُبَّعٍ وَالَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ ۚ أَهْلَكْنَاهُمْ ۖ إِنَّهُمْ كَانُوا مُجْرِمِينَ (37) وَمَا خَلَقْنَا السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا لَاعِبِينَ (38) مَا خَلَقْنَاهُمَا إِلَّا بِالْحَقِّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَهُمْ لَا يَعْلَمُونَ (39)
الصفحة Page 497
(19) Hana iska wayneynina Eebe waxaan idiin la imid xujo cade.
(20) Waxaana ka magangalay Eebahay iyo Eebihiin inaad idhagaxyeysaan.
(21) Ee hadaydaan i rumeyn iga fogaada (idaaya).
(22) wuxuuna u qaylyey Eebihiis in kuwaasu yihiin Qoom dambiila yaal ah.
(23) guuri addoomadayda Habeenimo, waa laydin raaciye.
(24) kana tag badda iyadoo xasilloon oo furan iyagu waa col la maanshayne.
(25) imisey ka tageen Beero iyo Ilo.
(26) iyo Tallaal iyo meel sharaf leh.
(27) iyo Nicmooyin ay ku raaxaysanayeen.
(28) xaalkuna waa saas, waxaana dhaxalsiinay qoom kale.
(29) uma ooyin samada iyo Dhulku korkooda, lamana sugin.
(30) waana ka korinay ree Bani Israa'iil cadaab wax duleeya.
(31) (Fircoombaan ka korinay) wuxuuna ahaa isla weyne xadgudbayaasha ka mid ah.
(32) waxaana ka dooranay (dadkii waqtigoodii) anagoo og.
(33) waxaana siinay aayado imtixaan cad kusuganyahay.
(34) kuwaasi (Gaaladu) waxay dhihi.
(35) arrintu ma aha geerida hore mooyee, mana nihin kuwo la soobixin.
(36) noo keena aabayowgano haddaad run sheegaysaan.
(37) miyagaa khayr roon mise qoomkii Tubax iyo kuwii ka horreeyey waan halaagnay waxayna ahaayeen dambiilayaal.
(38) Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya umaanaan abuurin ciyaar.
(39) mana aanaan u abuurin wax aan xaq ahayn hasa yeeshee badankood ma oga.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022