القيامة   سورة  : Al-Qiyaama


سورة Sura   القيامة   Al-Qiyaama
فَمَا تَنفَعُهُمْ شَفَاعَةُ الشَّافِعِينَ (48) فَمَا لَهُمْ عَنِ التَّذْكِرَةِ مُعْرِضِينَ (49) كَأَنَّهُمْ حُمُرٌ مُّسْتَنفِرَةٌ (50) فَرَّتْ مِن قَسْوَرَةٍ (51) بَلْ يُرِيدُ كُلُّ امْرِئٍ مِّنْهُمْ أَن يُؤْتَىٰ صُحُفًا مُّنَشَّرَةً (52) كَلَّا ۖ بَل لَّا يَخَافُونَ الْآخِرَةَ (53) كَلَّا إِنَّهُ تَذْكِرَةٌ (54) فَمَن شَاءَ ذَكَرَهُ (55) وَمَا يَذْكُرُونَ إِلَّا أَن يَشَاءَ اللَّهُ ۚ هُوَ أَهْلُ التَّقْوَىٰ وَأَهْلُ الْمَغْفِرَةِ (56)
القيامة Al-Qiyaama
لَا أُقْسِمُ بِيَوْمِ الْقِيَامَةِ (1) وَلَا أُقْسِمُ بِالنَّفْسِ اللَّوَّامَةِ (2) أَيَحْسَبُ الْإِنسَانُ أَلَّن نَّجْمَعَ عِظَامَهُ (3) بَلَىٰ قَادِرِينَ عَلَىٰ أَن نُّسَوِّيَ بَنَانَهُ (4) بَلْ يُرِيدُ الْإِنسَانُ لِيَفْجُرَ أَمَامَهُ (5) يَسْأَلُ أَيَّانَ يَوْمُ الْقِيَامَةِ (6) فَإِذَا بَرِقَ الْبَصَرُ (7) وَخَسَفَ الْقَمَرُ (8) وَجُمِعَ الشَّمْسُ وَالْقَمَرُ (9) يَقُولُ الْإِنسَانُ يَوْمَئِذٍ أَيْنَ الْمَفَرُّ (10) كَلَّا لَا وَزَرَ (11) إِلَىٰ رَبِّكَ يَوْمَئِذٍ الْمُسْتَقَرُّ (12) يُنَبَّأُ الْإِنسَانُ يَوْمَئِذٍ بِمَا قَدَّمَ وَأَخَّرَ (13) بَلِ الْإِنسَانُ عَلَىٰ نَفْسِهِ بَصِيرَةٌ (14) وَلَوْ أَلْقَىٰ مَعَاذِيرَهُ (15) لَا تُحَرِّكْ بِهِ لِسَانَكَ لِتَعْجَلَ بِهِ (16) إِنَّ عَلَيْنَا جَمْعَهُ وَقُرْآنَهُ (17) فَإِذَا قَرَأْنَاهُ فَاتَّبِعْ قُرْآنَهُ (18) ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا بَيَانَهُ (19)
الصفحة Page 577
(48) Ma anfacayso kuwaas Shafeecada kuwa Shafeeca.
(49) Maxaase u sugnaaday iy waanada uga Jeedsadaan.
(50) ood u moodaa Dameero Diday.
(51) oo ka Cararay libaax.
(52) Haddana wuxuu dooni midkasta oo ka mida warqado Qoran (kitaab).
(53) Saas ma aha Ee kama yaabayaan Aakhiro.
(54) Waxaa sugan in Quraanku waana yahay.
(55) Ruuxii Doona yaana waantoobi.
(56) Mana Waantoobayaan in Eebe Doona Mooyee, Eebana wuxuu mutaa in laga Dhawrsado, wuxuuna Ehel u yahay inii Dambi Dhaafo.
القيامة Al-Qiyaama
(1) Waxaan ku dharaan maalinta qiyaame.
(2) Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin).
(3) Ma wuxuu u maleeyay Dadku inaanaan kulminhaynin lafihiisa.
(4) Saas ma aha ee waan karraa inaan sinno (soona Celinno) Farihiisa.
(5) Wuxuuse Dooni Dadku inay ka Gaaloobaan waxa ka horreeya.
(6) Wuxuu waydiin waa Goorma Maalinta Qiyaame.
(7) Markase Araggu Wareero (Taagmo).
(8) Dayuxuna Madoobaado.
(9) Lana Kulmiyo Qorraxd iyo Dayaxa.
(10) Wuxuu Dhihi Dadku Maalintaas xagee loo cararaa.
(11) Saas ma aha ee ma jiro wax la magan Galo (Eebe Mooyee).
(12) Xagga Eebahaa yaana Maalintaas loo ahaan.
(13) Waxaa looga warrami dadka Maalintaas wuxuu hormarsaday iyo wuxuu Dibmarsaday.
(14) Ruux walbana Naftiisa isagaa ku maragfuri.
(15) Si kasta Hadduu u cudurdaartana (wax uma tarto).
(16) Ha Dhaqaajinin Nabiyow Carrabka inaad Quraanka ku Dagdagto (Akhriskiisa).
(17) Annagaa Laabtaada ku kulmin kuuna Akhriyi.
(18) Ee Markaan akhrino Raac Akhriskiisa.
(19) Annagaana isasaarray Cadaayntiisa.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022