المطففين   سورة  : Al-Mutaffifin


سورة Sura   المطففين   Al-Mutaffifin
الإنفطار Al-Infitaar
إِذَا السَّمَاءُ انفَطَرَتْ (1) وَإِذَا الْكَوَاكِبُ انتَثَرَتْ (2) وَإِذَا الْبِحَارُ فُجِّرَتْ (3) وَإِذَا الْقُبُورُ بُعْثِرَتْ (4) عَلِمَتْ نَفْسٌ مَّا قَدَّمَتْ وَأَخَّرَتْ (5) يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ الْكَرِيمِ (6) الَّذِي خَلَقَكَ فَسَوَّاكَ فَعَدَلَكَ (7) فِي أَيِّ صُورَةٍ مَّا شَاءَ رَكَّبَكَ (8) كَلَّا بَلْ تُكَذِّبُونَ بِالدِّينِ (9) وَإِنَّ عَلَيْكُمْ لَحَافِظِينَ (10) كِرَامًا كَاتِبِينَ (11) يَعْلَمُونَ مَا تَفْعَلُونَ (12) إِنَّ الْأَبْرَارَ لَفِي نَعِيمٍ (13) وَإِنَّ الْفُجَّارَ لَفِي جَحِيمٍ (14) يَصْلَوْنَهَا يَوْمَ الدِّينِ (15) وَمَا هُمْ عَنْهَا بِغَائِبِينَ (16) وَمَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ (17) ثُمَّ مَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ (18) يَوْمَ لَا تَمْلِكُ نَفْسٌ لِّنَفْسٍ شَيْئًا ۖ وَالْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِّلَّهِ (19)
المطففين Al-Mutaffifin
وَيْلٌ لِّلْمُطَفِّفِينَ (1) الَّذِينَ إِذَا اكْتَالُوا عَلَى النَّاسِ يَسْتَوْفُونَ (2) وَإِذَا كَالُوهُمْ أَو وَّزَنُوهُمْ يُخْسِرُونَ (3) أَلَا يَظُنُّ أُولَٰئِكَ أَنَّهُم مَّبْعُوثُونَ (4) لِيَوْمٍ عَظِيمٍ (5) يَوْمَ يَقُومُ النَّاسُ لِرَبِّ الْعَالَمِينَ (6)
الصفحة Page 587
الإنفطار Al-Infitaar
(1) Markay Samadu Dildillaacdo.
(2) Xiddiguhuna daataan.
(3) Badahana laysku furo.
(4) Xabaalahana la soo bixiyo (Dadkii).
(5) Waxay ogaan nafu waxay hor marsatay iyo waxay dibmarisay.
(6) Dadow maxaa kugu kadiyay Eebahaaga sharafta leh.
(7) Ee kii ku abuuray ah kuna ekeeyay kuna simay.
(8) Siduu doonana kuu sameeyey.
(9) Saas ma aha ee waxaad beeninaysaan abaal marinta.
(10) Malaa'ig baana idin ilaalinaysa.
(11) Oo sharaf leh waxna qori.
(12) Ogna waxaad falaysaan.
(13) Kuwa wanaagsani waxay gali Naciima.
(14) Kuwa xun Xunna waxay gali Jaxiimo.
(15) Wayna ku guban Maalinta abaalmarinta.
(16) Kamana maqnaadaan Naarta.
(17) Maalinta abaalmarinta ma taqaannaa.
(18) Haddana ma taqaannaa Maalinta abaalmarinta.
(19) Waa Maalinta ayna u hanannin Nafna Naf kale waxba, Amarkana Maalintaas waxaa iska leh Eebe.
المطففين Al-Mutaffifin
(1) Wuxuu Halaag u sugnaaday kuwa xaqa nusqaamiya.
(2) Waa kuwa markay miisina oofsada (dhammaystirta).
(3) Markay u miisi ama u miisaamina ka nusqaamiya.
(4) Miyayna u malaynaynin kuwaasi in loo soo bixin.
(5) Maalin wayn darteed (Qiyaamada).
(6) Maalinta Dadku u istaagi Eebaha Caalamka.
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022