الصافات   سورة  : As-Saaffaat


سورة Sura   الصافات   As-Saaffaat
يَقُولُ أَإِنَّكَ لَمِنَ الْمُصَدِّقِينَ (52) أَإِذَا مِتْنَا وَكُنَّا تُرَابًا وَعِظَامًا أَإِنَّا لَمَدِينُونَ (53) قَالَ هَلْ أَنتُم مُّطَّلِعُونَ (54) فَاطَّلَعَ فَرَآهُ فِي سَوَاءِ الْجَحِيمِ (55) قَالَ تَاللَّهِ إِن كِدتَّ لَتُرْدِينِ (56) وَلَوْلَا نِعْمَةُ رَبِّي لَكُنتُ مِنَ الْمُحْضَرِينَ (57) أَفَمَا نَحْنُ بِمَيِّتِينَ (58) إِلَّا مَوْتَتَنَا الْأُولَىٰ وَمَا نَحْنُ بِمُعَذَّبِينَ (59) إِنَّ هَٰذَا لَهُوَ الْفَوْزُ الْعَظِيمُ (60) لِمِثْلِ هَٰذَا فَلْيَعْمَلِ الْعَامِلُونَ (61) أَذَٰلِكَ خَيْرٌ نُّزُلًا أَمْ شَجَرَةُ الزَّقُّومِ (62) إِنَّا جَعَلْنَاهَا فِتْنَةً لِّلظَّالِمِينَ (63) إِنَّهَا شَجَرَةٌ تَخْرُجُ فِي أَصْلِ الْجَحِيمِ (64) طَلْعُهَا كَأَنَّهُ رُءُوسُ الشَّيَاطِينِ (65) فَإِنَّهُمْ لَآكِلُونَ مِنْهَا فَمَالِئُونَ مِنْهَا الْبُطُونَ (66) ثُمَّ إِنَّ لَهُمْ عَلَيْهَا لَشَوْبًا مِّنْ حَمِيمٍ (67) ثُمَّ إِنَّ مَرْجِعَهُمْ لَإِلَى الْجَحِيمِ (68) إِنَّهُمْ أَلْفَوْا آبَاءَهُمْ ضَالِّينَ (69) فَهُمْ عَلَىٰ آثَارِهِمْ يُهْرَعُونَ (70) وَلَقَدْ ضَلَّ قَبْلَهُمْ أَكْثَرُ الْأَوَّلِينَ (71) وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا فِيهِم مُّنذِرِينَ (72) فَانظُرْ كَيْفَ كَانَ عَاقِبَةُ الْمُنذَرِينَ (73) إِلَّا عِبَادَ اللَّهِ الْمُخْلَصِينَ (74) وَلَقَدْ نَادَانَا نُوحٌ فَلَنِعْمَ الْمُجِيبُونَ (75) وَنَجَّيْنَاهُ وَأَهْلَهُ مِنَ الْكَرْبِ الْعَظِيمِ (76)
الصفحة Page 448
(52) Dhihi jiray adigu mawaxaad ka mid tahay kuwa rumeeyay (soobixinta).
(53) Ma markaan dhimana oon carro noqono iyo lafo yaa nala abaalmarin.
(54) Wuxuuna dhihi mayla dayeeysaan.
(55) Markaasu dayaa kuna arkaa jaxiima dhexdeeda.
(56) Wuxuuna dhahaa Eebaan kudhaartayee waxaad udhaweyd inaad ihalaagto (idhumiso).
(57) Haddayna Nicmada Eebe jirinna waxaan ahaan lahaa kuwa lagu soo kulmiyay (naarta).
(58) (Waxayna dhahaan ehelu jannuhu) miyeynaandhimaneynin.
(59) Geerideenii hore mooyee laynama cadaabayn.
(60) Taasina waa uun liibaanta wayn.
(61) Ee taasoo kale ha faleen kuwa camal fali.
(62) Mataasaa marti qaad u fiican (Jannada) mise geedii zaquum (xumeyd).
(63) Annagaa uga yeelay fitno (imtixaan) daalimiinta.
(64) Waana geed kasoobaxda gunta jaxiimo.
(65) Midhaheeduna waxaad moodaa madaxyo shaydaan.
(66) Iyaguna (ehelu naarku) waxbay ka cunaan, waxayne ka buuxiyaan caloosha.
(67) Waxayna kalooy mudan dheehid biyo kulayl daran.
(68) Markaas waxay ku noqon jaxiimo.
(69) Waxay heleen aabayaalkood oo baadi ah.
(70) Iyaguna raadkoodii bay ku dag dagi.
(71) Waxaa dhab ahaan u dhumay hortood badi kuwii hore.
(72) Waxaana udiraydhexdooda udigayaal.
(73) Ee eeg siday noqotay cidhibtii kuwii loo digay.
(74) Hasa yeeshee addoomadii Eebe ee niyada samaa (cadaab ma arkaan).
(75) Waxaa dhabahaan noogudhawaaqay (beryey) Nabi nuux, Cid wax ajiibana (maqlana) annagaa u fiican.
(76) Waxaana Ka korinay isaga iyo ehelkiisiiba shidadii waynayd (maanshayntii).
 


اتصل بنا | الملكية الفكرية DCMA | سياسة الخصوصية | Privacy Policy | قيوم المستخدم

آيــــات - القرآن الكريم


© 2022